Wararka

Itoobiya oo mamnuucday in ajaaniibtu ay korsadaan carruurteeda

0 Visits: 328 | Thursday January 11, 2018 - 11:04:06
Baarlamaanka Itoobiya ayaa ansixiyay sharci ka dhan ah carruurta Itoobiyaanka ah ee ay korsadaan dadka aan waalidkood ahayn. Arrinta dadka korsada carruurta aanay dhalin ayaa dood weyn ka dhex abuurtay Itoobiya, gaar ahaan sannadkii 2013 xilligaas oo gabar 13 jir ah oo dalkaasi lagala tagay ay ku dhimatay…

Read More »

Muxuu uga dhiggan yahay madaxweyne Farmaajo socdaalka uu ku marayo Puntland

0 Visits: 938 | Thursday January 11, 2018 - 10:59:27
Ma'aha socdaalkiisii ugu horeeyay ee madaxweyne Farmaajo oo uu ku tago meel ka baxsan caasimada tan iyo markii 08 bishii Febarayo ee sanadkii tagay 2017 loo doortay madaxweyne, laakiin waa socdaalkii ugu horeeyay masaafo dheer uu ku safro dhulka isaga oo sii maraya deegaanno kala duwan. Horey suurtagal…

Read More »

Somalia Launches Digital Counter-extremism Center

0 Visits: 643 | Thursday January 11, 2018 - 10:53:16
The Somali Ministry of Information says the center will carry out campaigns on Facebook, YouTube, Twitter, and state-run media designed to promote stability in the Horn of Africa nation, which has seen little peace during the past 30 years. "The center plans to raise public awareness campaign on…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda maanta magaalada Boosaaso

0 Visits: 337 | Thursday January 11, 2018 - 10:46:20
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dowlad goboleedka Puntland xalayna ku hoyday magaalada Qardho ee Gobolka Bari ayaa maanta wuxuu gaari doonaa magaalo Xeebeedka Boosaaso.

Read More »

Dibadbaxyo hareeyay dalka Tuuniisiya

0 Visits: 313 | Thursday January 11, 2018 - 10:41:26
Hal qof ayaa ku dhintay boqolaal kalena waa loo xiray dibadbaxyada ka soconaya Tuunisiya Ra'iisul Wasaaraha waddanka Tuuniisiya, Yuusuf Shaahid, ayaa waxa uu cambaareeyay dibadbaxyada loogaga soo horjeedo barnaamijka gunti isku giijiska, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay saameeyay ku dhawaad 20…

Read More »

Trump oo sheegay in Mareykanka uu dib ugu biiri karo heshiiska cimilada Paris

0 Visits: 349 | Thursday January 11, 2018 - 10:26:57
Madaxweynaha waddanka Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu dalkiisa u furan yahay inuu dib ugu biiro heshiiska Paris ee isbadelka cimilada waa haddii Mareykanka loo soo bandhigo heshiis wanaagsan.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 11-KA JANNAAYO 2018-KA

0 Visits: 644 | Thursday January 11, 2018 - 10:21:13
TRUMP OO SHEEGAY IN MAREYKANKA UU DIB UGU BIIRI KARO HESHIISKA CIMILADA PARIS Donald Trump, ayaa sheegay inuu dalkiisa u furan yahay inuu dib ugu biiro hesh iiska Paris ee isbadelka cimilada waa haddii Mareykanka loo soo bandhigo heshiis wanaa gsan.

Read More »

Munaasabada Sanadguurada 48-aad ee Aasaaska NISA oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho+Sawiro

0 Visits: 405 | Wednesday January 10, 2018 - 23:58:01
Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa u dabaa degtay 08 01 2018 oo ku beegneyd 48 Guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay 8-dii Janaayo 1970-kii.

Read More »

Wafdi horudhac u ah Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Gobolada Dhexe

0 Visits: 452 | Wednesday January 10, 2018 - 23:50:55
Wafdi horudhac u ah Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo ka mid ah goobaha uu Madaxweynuhu booqan doono.

Read More »

Kenya Iyo K/ Afrika Oo Ka Wada Hadlaya Ammaanka Soomaaliya Iyo Suudaanta Koonfureed

0 Visits: 305 | Wednesday January 10, 2018 - 23:48:20
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu dhawaan u safro Koonfur Afrika, halkaas oo uu kulan kula qaadan doono Madaxweynaha dalkaasi Jacob Zuma.

Read More »

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweyn heer maamuus dhaqan loogu sameeyay Qardho

0 Visits: 302 | Wednesday January 10, 2018 - 23:35:40
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Qardha, halkaasoo uu maanta ku tagay safar dhanka lugta ah, waxaa Madaxweynaha wehliyay Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas iyo mas'uuliyiin kale

Read More »

Saraakiisha Danab oo sheegay in ay dileen Madaxii Tababarada Shabaab

0 Visits: 294 | Wednesday January 10, 2018 - 23:31:31
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa dilay Saraakiil ka tirsan Al-shabaab kadib howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen degaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka

Read More »

DHAGEYSO: Jeneral Mukhtaar oo Farriin u diray dhalinyaradda kusoo biiray Booliska

0 Visits: 341 | Wednesday January 10, 2018 - 23:19:26
Kusimaha Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Generaal Mukhtaar ayaa ugu baaqay dhalinyaradda Aqoonyahanada ah ee kusoo biiray Ciidamada Booliska Soomaaliyeed in ay u dhabar adeegaan Shaqadda ay doorteen.

Read More »

Shir uga furmaya maanta dalka Kuwait Wasiirada Qorsheynta dalalka carabta By

0 Visits: 351 | Wednesday January 10, 2018 - 20:05:00
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Somaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, isla markaana ay qeyb ka yahiin la taliyaha wasiirka Cabdi Salaan Salwa iyo Agaasimaha Waaxda horumarinta iskaashiga carabta iyo Islaamka ee Wasaaradda ahna madaxa tababarada…

Read More »

Shaqaale diyaaradeed oo lagu qabtay lacag badan oo sharci darro ah

0 Visits: 315 | Wednesday January 10, 2018 - 19:56:41
Gabadh adeegto ka ah diyaarad iyo nin kale ayaa la xiray iyaga oo lagu eedeeyay in ay isku dayeen in ay si sharci darro ah uga saaraan Hindiya 500,000 oo doolar, sida ay sheegeen masuuliyiinta waaxda canshuuraha.

Read More »

Keating Iyo Muuse Biixi Oo Ka wada Hadlay Wada-hadalka Soomaliya iyo Somaliland+Sawirro

0 Visits: 323 | Wednesday January 10, 2018 - 19:49:13
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la yeeshay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Michael Keating oo dalka booqasho ku jooga.

Read More »

Hooyo Gaajo Darteed Ugu Geeriyootay Magaaladda Muqdisho +Dhageyso

0 Visits: 406 | Wednesday January 10, 2018 - 19:40:10
Haweeney kamid aheyd dadkii kasoo barakacay abaaraha ku dhuftay Goboladda Koonfureed ee dalka Soomaaliya ayaa gaajo darteed ugu geeriyootay mid kamid Xiryaha barakacayaasha Degmadda Kaxda ee Gobolka Banaadir.

Read More »

Maxaa sababay dib u dhaca ku yimid Shirka Wadatashiga Muqdisho ? (Warbixin)

0 Visits: 331 | Wednesday January 10, 2018 - 18:33:06
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa shaaciyay inuu baaqday shirka wadatashiga nabadeynta iyo hormarinta Gobolka Banaadir maalin ka hor taariikhda loo asteeyay in uu qabsoomo. Guddoomiyaha ayaa sheegay in sababo farsamo dartood uu dib ugu dhacay, haddaba sababhaasi…

Read More »

Sawirro:-Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Oo Ka Jawaabtay War Ka Soo Baxay Wasaaradda Ganacsiga

0 Visits: 410 | Wednesday January 10, 2018 - 13:18:50
W A R S A X A A F A D E E D Ref/SCCI/0146/18 Tuesday, January 09, 2018 Ku: Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Muqdisho Ku: Maamulka Gobolka Benadir Muqdisho Og: Rugaha Ganacsiga Maamul Goboleedyada Muqdisho Og: Xafiiska Ra"iisul Wasaaraha (FGS) Mogadishu Ujeeddo: Warsaxafadeed la xiriira Warqadda…

Read More »

QARAX MIINO OO GOOR DHAW KA DHACAY DEG.HELIWAA{Sarkaal ka tirsan Maamulka Degmada Heliwaa oo loo dhigay oo ka badbaaday}

0 Visits: 376 | Wednesday January 10, 2018 - 13:02:09
Wararka inaga soo gaaraya nawaaxiga Shaneemo Cabdi Waayeel ee Degmada Heliwaa, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Goor Dhaw qarax miino oo lala eegtay Sarkaal ka tirsan Maamulka Degmada Heliwaa.

Read More »