Wararka

Pakistan Oo Xiriirkii Milatari Iyo Sirdoon U Jartay Mareykanka

0 Visits: 418 | Thursday January 11, 2018 - 22:42:33
Dowladda Pakistan ayaa ku dhawaaqday in xiriirkii Milatariga iyo iskaashiga sirdoonka ay u jartay Dowladda Mareykanka kaddib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku dhawaaqay in kaalmada milatari uu ka jarayo dalka Pakistan.

Read More »

Mareykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay In Ay U Safraan Dalal Ay Ku Jirto Soomaaliya

0 Visits: 436 | Thursday January 11, 2018 - 22:35:56
Dowladda Mareykanka ayaa Muwaadiniinteeda ugu digtay in u safran 10 dal oo ay ku jirto Soomaaliya, sababo amaan daro aawgood.

Read More »

Xukuumadda Soomaaliya Oo Fariin U Dirtay Siyaasiyiinta Mucaaradsan.

0 Visits: 339 | Thursday January 11, 2018 - 22:31:01
Wasaaradda amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in cafis loo fidinyo siyaasiyiinta mucarad ku ah dowladda Soomaaliya,waxaan wsaraddu ay sheegtay in xubnahan cafiska loo fidinayo ay qal-qal galin ku wadan dalka.

Read More »

Al-Shabaab oo la wareegay deegaanka Diif ee gobolka Jubbada Hoose

0 Visits: 352 | Thursday January 11, 2018 - 22:22:39
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen deegaanka Diif oo ku taal meel ku dhow xadka kala qeybiya dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Sida ay qoreen warbaahinta taageerta Al-Shabaab weerar xoogan oo ay ku qaadeen deegaanka Diif kadib ayaa u suurtogashay inay la wareegaan gacan ku haynta deegaankaas.

Read More »

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare & golaha shacabka oo Beledweyne gaaray

0 Visits: 338 | Thursday January 11, 2018 - 22:17:47
Ujeedada wafdiga xildhibaanada labada aqal ayaa ah sidii ay uga faa'ideysan lahaayeen waqtigooda fasaxa inay la kulmaan bulshada ay ku matalaan dowladda Soomaaliya.

Read More »

Kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo ka furmay magaalada Jowhar

0 Visits: 386 | Thursday January 11, 2018 - 22:14:03
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Munaasabada lagu furayay Kalfadhiga Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo uga mahad celiyey shacabka Puntland soo dhaweynta diirran iyo dareenka waddaninimo

0 Visits: 640 | Thursday January 11, 2018 - 21:57:23
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad-celiyey shacabka iyo Dowlad Goboleedka Puntland sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa.

Read More »

Madaafiic ku soo dhacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya

0 Visits: 408 | Thursday January 11, 2018 - 21:51:08
Hoobiyeyaal Afar ah ayaa lagu garaacay Degmada Wardhiigley gaar ahaan agagaarka xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, inkastoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan khasaaraha ka dhashay duqeymahaasi maanta ay keeneen dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah.

Read More »

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo war ka soo saaray kuraasta Xildhibaanada ee ka bannaan Baarlammaanka

0 Visits: 335 | Thursday January 11, 2018 - 20:20:16
Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa war murtiyeed ka soo saaray kuraasta Xildhibaanada ee ka bannaan baarlammaanka 10aad, muddo lix bilood ka badan, iyadoo Golaha walaac ka muujiyay, kana soo horjeestay go'aanka Maxkamadda sare ee gal dacwadeed ugu furtay kuraasta Xildhibaanada ee bannaan.

Read More »

Maxaabiis Soomaali ah oo laga sii daayay xabsiyo ku yaala dalka Hindia

0 Visits: 375 | Thursday January 11, 2018 - 11:52:37
Wararka ka imanaya dalka Hindiya ayaa sheegaya in 15 dhalinyaro Soomaali ah oo ku xirnaa xabsiyada dalka Hindiya la sii daayay. Sida ay daabacday Jariirad lagu magacaabo The Indian Express, maxaabiistan ayaa dhamaystey xukun lagu ridey oo ahaa 7 sano oo xarig ah. Wararku waxay intaasi ku darayaan in…

Read More »

Senator Faroole "C/Weli Gaas Daacad Kama Ahan Dagaalka Al Shabaab Iyo Daacish"

0 Visits: 387 | Thursday January 11, 2018 - 11:20:48
Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed "Faroole" haatana ah Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madxaweyne C/weli Maxamed Cali Gaas.

Read More »

Dhageyso:-Caruur Ay Miino Kula Qaraxday Gaalkacyo

0 Visits: 347 | Thursday January 11, 2018 - 11:17:49
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in Saacadihii la soo dhaafay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolkaasi ay Miino kula qaraxday Caruur, kuwaas oo la sheegay in ay ku ciyaarayeen.

Read More »

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaliland: "Madaxweynaha Puntland Ayaa Mas'uul ka Ah Waxii ka Dhacay Tukaraq"

0 Visits: 384 | Thursday January 11, 2018 - 11:12:51
Baashe Maxamed Faarax Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid dhanka Puntland oo ahayd in Somaliland ay taageerayaan Al-shabaab-ka dagaalka kula jira Puntland.

Read More »

Xildhibaan Dalxa: Maxuu ka Yiri Xiisada Dagaal ee u Dhaxaysa Puntland iyo Somaliland

0 Visits: 432 | Thursday January 11, 2018 - 11:06:48
Xildhibaan kamid ah mudanayaasha Golaha shacabka ee dowladda Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqay in la joojiyo xiisada dagaal ee ka taagan Magaalada Tukaraq ee gobolka Sool taa oo u dhaxaysa Maamulada Somaliland iyo Puntland.

Read More »

Itoobiya oo mamnuucday in ajaaniibtu ay korsadaan carruurteeda

0 Visits: 328 | Thursday January 11, 2018 - 11:04:06
Baarlamaanka Itoobiya ayaa ansixiyay sharci ka dhan ah carruurta Itoobiyaanka ah ee ay korsadaan dadka aan waalidkood ahayn. Arrinta dadka korsada carruurta aanay dhalin ayaa dood weyn ka dhex abuurtay Itoobiya, gaar ahaan sannadkii 2013 xilligaas oo gabar 13 jir ah oo dalkaasi lagala tagay ay ku dhimatay…

Read More »

Muxuu uga dhiggan yahay madaxweyne Farmaajo socdaalka uu ku marayo Puntland

0 Visits: 938 | Thursday January 11, 2018 - 10:59:27
Ma'aha socdaalkiisii ugu horeeyay ee madaxweyne Farmaajo oo uu ku tago meel ka baxsan caasimada tan iyo markii 08 bishii Febarayo ee sanadkii tagay 2017 loo doortay madaxweyne, laakiin waa socdaalkii ugu horeeyay masaafo dheer uu ku safro dhulka isaga oo sii maraya deegaanno kala duwan. Horey suurtagal…

Read More »

Somalia Launches Digital Counter-extremism Center

0 Visits: 643 | Thursday January 11, 2018 - 10:53:16
The Somali Ministry of Information says the center will carry out campaigns on Facebook, YouTube, Twitter, and state-run media designed to promote stability in the Horn of Africa nation, which has seen little peace during the past 30 years. "The center plans to raise public awareness campaign on…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda maanta magaalada Boosaaso

0 Visits: 337 | Thursday January 11, 2018 - 10:46:20
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dowlad goboleedka Puntland xalayna ku hoyday magaalada Qardho ee Gobolka Bari ayaa maanta wuxuu gaari doonaa magaalo Xeebeedka Boosaaso.

Read More »

Dibadbaxyo hareeyay dalka Tuuniisiya

0 Visits: 313 | Thursday January 11, 2018 - 10:41:26
Hal qof ayaa ku dhintay boqolaal kalena waa loo xiray dibadbaxyada ka soconaya Tuunisiya Ra'iisul Wasaaraha waddanka Tuuniisiya, Yuusuf Shaahid, ayaa waxa uu cambaareeyay dibadbaxyada loogaga soo horjeedo barnaamijka gunti isku giijiska, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay saameeyay ku dhawaad 20…

Read More »

Trump oo sheegay in Mareykanka uu dib ugu biiri karo heshiiska cimilada Paris

0 Visits: 349 | Thursday January 11, 2018 - 10:26:57
Madaxweynaha waddanka Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu dalkiisa u furan yahay inuu dib ugu biiro heshiiska Paris ee isbadelka cimilada waa haddii Mareykanka loo soo bandhigo heshiis wanaagsan.

Read More »