Wararka

President Trump Says He's 'Concerned' About Missing Saudi Journalist Jamal Khashoggi

0 Visits: 539 | Tuesday October 09, 2018 - 11:21:52
(ANKARA) — A week after dissident journalist Jamal Khashoggi entered Saudi Arabia's consulate in Istanbul for some routine paperwork, the mystery over his disappearance remains unresolved: Turkish officials allege he was killed in the compound; the Saudis say he left the building unharmed. The…

Read More »

Lamaane la qabtay "iyagoo xubno banii'aadam ku iibinaya" dalka Mexico

0 Visits: 357 | Tuesday October 09, 2018 - 11:18:50
Booliiska dalka Mexico ayaa baaritaan ku haya lamaane la xiray iyaga oo wata xubno banii'aadam, waxaana lala xiriiriyay dilka toban ruux. Markii ninka la xiray ka dib waxaa la sheegay in uu qirtay in uu 20 haween ah ku dilay goob ka tirsan magaalada Mexico City. Baareyaasha ayaa xubno banii'aadam…

Read More »

Al-Shabaab oo Mar Kale Ku riday xukun Muqtaar Rooboow ABuu Mansuur.

0 Visits: 362 | Tuesday October 09, 2018 - 11:13:09
Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horraysay ka hadashay tallaabada uu Mukhtaar Roobow isugu soo sharraxay xilka madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed oo uu uga mid noqday ragga u taagan inay qabtaan Jagadaasi.

Read More »

Hoobiyayaal Xalay Laga Maqlay Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool

0 Visits: 361 | Tuesday October 09, 2018 - 11:04:26
Wararka ka imaanaya Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa ku waramaya in Xalay deegaankaas laga maqlay Hoobiyayaal ay isweedaarsanayeen Ciidamadda maamuladda Puntland iyo Somali-land. Sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka ilaa dhowr Hoobiyaye ayaa laga maqlay deegaanka,kuwaasi oo ilaa haatan aan la…

Read More »

Akhriso:-Ciidamo Hubeysan oo Xalay Lagu Arkay Suuqa Bakaaraha

0 Visits: 295 | Tuesday October 09, 2018 - 10:32:27
Ciidamo ka tirsan Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay gudaha usoo galay Suuqa Bakaaraha ee Magaaladda Muqdisho,kana sameeyay Howlgalo dadka iyo Gaadiidka lagu baarayay.

Read More »

Google+ shutting down after private data leak

0 Visits: 607 | Tuesday October 09, 2018 - 10:28:27
The US internet giant said it will "sunset" the Google+ social network for consumers that failed to gain meaningful traction after being launched in 2011 as a challenge to Facebook. A Google spokesperson cited "significant challenges in creating and maintaining a successful Google+ that…

Read More »

Lionel Messi oo ka mid ah Shanta ciyaaryahan ee ugu dambeesay ee lagu dhawaaqay

0 Visits: 652 | Tuesday October 09, 2018 - 10:11:43
France Football ayaa shaacisay liiska shan ciyaaryahan oo kale kuwaasi oo ku biiraya 20 ciyaaryahan oo goorhore lasoo saaray. Kabtanka Kooxda Barcelona iyo Xulka Argentina Lionel Andreas Messi ayaa hogaaminaya shantan ciyaaryahan.

Read More »

France Football oo soo saartay liiska 15 gabdhood ee u sharaxan Jaa'izada Ballon D'or markii ugu horeesay taariikhda

0 Visits: 596 | Tuesday October 09, 2018 - 10:07:21
Majalada France Football ayaa markii ugu horeesay Taariikhda Abaalmarin Ballon D'or gudoonsiin doonta Haweenka Ciyaara kubadda cagta. 15 gabdhood ayaa ku tartami doonta jaa'izada gabadha ugu wanaagsan Kubadda Cagta Aduunka sanadkan.

Read More »

Qalbi Dhagax oo gaaray Caasimadda Galmudug (SAWIRO)

0 Visits: 294 | Tuesday October 09, 2018 - 09:50:26
Magaalada Dhuusa mareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa saakay gaaray Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF, Waxaana uu maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo. Qalbi dhagax ayaa garoonka diyaradaha dhuusamareb waxaa ku soo dhaweyay qeybaha bulshada…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo ku sii jeeda Boqortooyada Sucuudi Carabiya

0 Visits: 272 | Tuesday October 09, 2018 - 09:41:04
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka oo Talaado ah ku sii jeeda Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Ilo wareedyo ku dhow dhow Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegaya in Ra'iisul Wasaare Kheyre uu martiqaad rasmi ah ka helay Boqortooyada Sacuudiga.

Read More »

DHAGEYSO: Dood ka dhalatay jawaab uu bixiyay wasiiru dowlaha maaliyadda

0 Visits: 289 | Tuesday October 09, 2018 - 09:35:13
Kacdoonkan ayaa yimid kadib xildhibaanada baarlamaanka ay dhageysteen aqrinta sharciga hanti dhawrka qaranka, kaasi oo masuuliyiin ka socotay wasaaradda maaliyadda ay golaha ka hor jeediyeen.

Read More »

Wasiirkii hore ee gaashaandhigga oo DF ku eedeeyay inay balamo uga baxday Roobow

0 Visits: 274 | Tuesday October 09, 2018 - 09:23:37
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtay in aysan sax aheyn in Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo horey uga tirsanaan jiray Ururka Al Shabaab marna noqday kuxigeenka hoggaanka ururkaasi uu u tartamo doorashada Koonfur Galbeed. Bulshada ayaa aad u hadal heysay arrintaasi iyo waqtiga…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO: WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 9-KA OKTOOBAR 2018-KA

0 Visits: 428 | Tuesday October 09, 2018 - 09:11:58
AMISOM OO BOOLISKA SOOMAALIYA KU WAREEJISAY SALDHIGGA BOOLIISKA DEYNIILE AMISOM ayaa Saraakiisha Boliiska Soomaaliyeed ee Gobolka Banaadir ku wareejisay Saldh igga Boliiska Deyniile oo dib dayactir ballaaran ay ku samaysay Dowladda Jaban oo kaashanaysa waaxda arrimaha Bulshada ee Ciidanka Midowga Afrika.

Read More »

Mudanayaasha baarlamaanada Soomaaliya ma mooshin u joog baa ?

0 Visits: 255 | Monday October 08, 2018 - 20:03:20
Markasta oo qalalaase siyaasadeed uu ka jiro Soomaaliya, waxa xiga ee aad maqlayso waa mooshin laga geeyay mas'uul golaha fulinta ah ama guddoomiyaha golaha sharci dajinta, taas oo marar badan horseedda in mas'uulkii uu meesha ka boxo. Arrimaha mooshinka waxaa aad caan ugu ahaa xildhibaanada…

Read More »

Shiinaha oo baaritaan ku haya madaxa Interpol

0 Visits: 274 | Monday October 08, 2018 - 19:57:25
Masuuliyiinta Shiinaha ayaa sheegay in Meng Hongwei, oo ah madaxa hay'adda booliiska caalamiga ah ee Interpol oo la waayey ku dhawaad labo toddobaad kahor, in lagu baarayo gudaha dalka Shiinaha tuhun la xiriira meel ka dhac dhanka sharciga ah. Mr Meng ayaa lasoo xidhiidhay qoyskiisa 25-kii bishii…

Read More »

Waare "Mooshinka wuxuu ii ahaa Canaan, waxaa diyaar u ahay inaan dhageysto dhaliilaha Xildhibaanada"

0 Visits: 279 | Monday October 08, 2018 - 19:50:13
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay inay canaan u aheyd mooshinkii laga keenay labo cisho ka hor, isagoo ka dhawaajiyay inuu diyaar u yahay inuu dhageysto dhaliilaha ay u soo jeedinayaan Xildhibaanada Hirshabeelle.

Read More »

Ciidanka xoogga dalka oo ku guuleystay xallinta colaaddii magaalada Marka (SAWIRRO)

0 Visits: 245 | Monday October 08, 2018 - 19:43:26
Guutada 14-ka Octobea ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay in la kala qaado Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano ah isku hor fadhiyay magaalada Marka ee Xarunta Shabeellaha Hoose. Ciidamada ayaa ku guuleystay in ay maleeshiyaadka ka soo saaraan daaro dhaadheer oo muddo dhufeyso iyo aagag dagaal u…

Read More »

Cabdi Xirsi Qarjab "Wasiirada Puntland ma tagi karaan Xamar"

0 Visits: 287 | Monday October 08, 2018 - 19:23:21
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa faah faahin ka bixiyay tallaabadii lagu joojiyay kulan uu magaalada Garowe ku qaban lahaa Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Xasan Maxamed.

Read More »

Reflections on the 39th session of the UN Human Rights Council

0 Visits: 477 | Monday October 08, 2018 - 19:06:55
At the start of the UN Human Rights Council's 39thsession (HRC39), DefendDefenders' Executive Director Hassan Shirewelcomedthe new UN High Commissioner for Human Rights, Michelle Bachelet. This followed aletter, endorsed by more than 750 human rights organisations, including DefendDefenders,…

Read More »

Guddiga Joogtada Aqalka Sare oo iclaamiyay xilliga uu furmayo Kalfadhiga 4aad

0 Visits: 271 | Monday October 08, 2018 - 19:04:00
Guddiga joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay xilliga uu furmayo Kalfadhiga 4aad ee Aqalka oo muddooyinkii u dambeeyay u xirnaa arrimo amni iyo mid farsamo.

Read More »