Cadaan Mareykan ah oo ku heesaya Astaanta Calanka Somalia VIDEO

0
Wednesday October 05, 2016 - 10:11:08 in Maqaallo by
  • Visits: 989
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cadaan Mareykan ah oo ku heesaya Astaanta Calanka Somalia VIDEO

    Magaalada Miniapolis ee gobolka Minesota waxaa ka dhacay fantasiyihii ugu weynaa oo lagu xusayo sanadguuradii sadexaad ee ka soo wareegatay asaaska Miyuusimka Soomaalida, waxaana ka soo qeyb galay fannaaniin, aqoonyahano iyo Soomaalida Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Miniapolis ee gobolka Minesota waxaa ka dhacay fantasiyihii ugu weynaa oo lagu xusayo sanadguuradii sadexaad ee ka soo wareegatay asaaska Miyuusimka Soomaalida, waxaana ka soo qeyb galay fannaaniin, aqoonyahano iyo Soomaalida Mareykanka.

Koox ka tirsan cadaanka Mareykanka ayaa halkaasi ka qaaday heesta astaanta u ah calanka Soomaaliya, iyadoo ay la jiibinayeen fannaaniinta Axmed Cali Cigaal iyo Hodan C/raxmaan.

Waxaa ka soo qeyb galay dad ku dhow 20-kun qof oo isugu jirta Soomaali iyo ajaanib, iyadoo madxafka dhaqanka looga hadlay waxqabadkiisa tan iyo markii la asaasay, waxaana ka qeyb galayaasha ay la dhaceen ciyaaraha kala duwan ee halkaasi lagu soo bandhigay.

 






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip