Shabelle Relief and Development Organization (SHARDO) OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

0
Sunday August 14, 2016 - 18:51:39 in Wararka by
  • Visits: 1779
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shabelle Relief and Development Organization (SHARDO) OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

    KA FAA'IIDEYSI XIFRAD WAXBARASHO: SHARDO waa urur Soomaaliyeed oo faa'iido doon ahayn, kana shaqeynaayay wadanka mudo ka badan 20 sano.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

KA FAA'IIDEYSI XIFRAD WAXBARASHO: SHARDO waa urur Soomaaliyeed oo faa'iido doon ahayn, kana shaqeynaayay wadanka mudo ka badan 20 sano.

Mashaariicda Ururka SHARDO uu qabto waxaa ka mid ah:Tababarada xifradaha shaqo abuurkaCaafimaadka,Nafaqeynta,Waxbarsashada iyo mashaariickaladuwan.

 

Ururuka SHARDO wuxuu hadda hayaa fursado cusub oo kala duwan sida:-

  1. Tailoring and tie and dye (harqaan iyo naqshadeeynta dharka)

  1. Electricins tallation (Korontaxirid)

  1. Fish Vender (Kalluun Dubis)

SHURUUDAHA LAGA RABO SOO CODSADAHA WAA SIDA SOO SOCOTA:

Haddaba haddii aad dooneysid in aad baratid xirfadahaas ama bartid (BaramaBaro)

Ardaygii rabo barashadaan mid ka mid ah 3-daxirfadood waxaa laga rabaa

  • Waa inuuyahay Soomaali

  • Waa inuu da'diisu dhaxeysa 18 ilaaa 35 sano jir

  • Waa inuu soo codsadaa xirfadaha aan soo sheegnay midood

  • Waa in ay ka go'an tahay  barashada iyo dhammeysashada xirfadda uu soo codsaday

  • Waa inuu jir iyo maskaxba caafimaad qabo

  • Waa inuusan wax dambi ah ka galin bulshada

  • Waa inuu la yimadaa qof dammiin ah

  • Waan inuu ku shaqeeystaa xirfadda la baray ka dib markuu barto

  • Waa inuu yaqaanno aqriskiyo qorista Af ka Soomaliga iyo xisaabta asaasiga ah

  • Waa inuu deggan yahay Gobolka Banaadir

FIIRO GAAR AH:

  • Barashada harqaanka iyo naqshadeenta dharka  iyo Kallun dubista waxaa kaliya soo codsan karDUMARKA oo kaliya

  • Barashada xirfadda korontada waxaa soo codsan kara Ragga oo keliya

Qofkii dhammeysta barashada xifradahaaan soo sheegnay midood Ururka SHARDO wuxuu siin doonaa AGABKII uu ku shaqeysan lahaa iyo SHAHAADO.

Qofkii daneynaayo fursadahaas waa inuu la yimaado xabbo Sawir tesstaro ah iyo gal ama fayl.

SHURUUDAHA BARAHA LOOGA BAAHAN YAHAY:

Waxaan sidoo kale daneynaa Macalin ama bare oo bixiya daruusta Kallun dubista (Fish vender)

MACALINKA XIRFADAKALLUN DUBISTAAYNU SOO SHEEGNAY WAXAA LAGA DOONAYAA:

  • Waa inuu heesta aqoonsiga Cadeynaya aqoonta uu xirfadaan leeyahay (SHAHAADO)

  • Waa inuu qibrad dheer leeyahay macallinnimada muddo aan ka yareen 2 Sano

  • Waa inuu la yimaado CVWarqad codsi,Galiyo 4 Sawir oo testaro ah

Araaajida waxaa lagu soo hagaajin karaa xafiiska SHARDO ayku yaallo degmada SHIBIS gaar ahaan xaafada BEYXAANE.

Qabashada araajida waxaay socon doon taa inta dhaxeysa 15-ka ilaa27-ka August 2016.Dadka la qabanaayo wey xadidan yihiin ee  horay gaar.

Wixii faahfaahin dheeraad ah waxaad kala xiriiri kartaan talefannadaan hoos ku qoran

0617020887/0615546938/0615598993

ama E-mail: shardo95@yahoo.com/shardo@shardo.org:

...............................................................................................................................................................





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip