Iskuuladii iyo Isbitaaladii Hay'ada Nile Academy ay ka maamulaysay Muqdisho oo lala Wareegay

0
Monday July 25, 2016 - 12:35:25 in Wararka by
  • Visits: 477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iskuuladii iyo Isbitaaladii Hay'ada Nile Academy ay ka maamulaysay Muqdisho oo lala Wareegay

    Safaaradda Turkiga ee Magaalada Muqdisho - ayaa si Rasmi ah waxay ula wareegtay xarumihii ay maamulaysay Hay'adda Nile Organization ee dalka Turkiga laga leeyahay oo shaqaalaheeda toddobaadkii hore laga eryay Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safaaradda Turkiga ee Magaalada Muqdisho - ayaa si Rasmi ah waxay ula wareegtay xarumihii ay maamulaysay Hay'adda Nile Organization ee dalka Turkiga laga leeyahay oo shaqaalaheeda toddobaadkii hore laga eryay Muqdisho.
Maamulaysay Iskuullo Waxbarasho iyo Isbitaallo ku yaalla Muqdisho, waxaana lagu eedeeyay hay'addan inuu leeyahay Sheekh Fethullaah Gulen oo Xukuumadda Turkiga ay ku eedeysay inuu gaan ku lahaa Afgambigii dhawaan ka dhacay dalkaas.

Xukuumadda Somalia ayaa toddobaadkii hore soo saartay amar ay Somalia uga baxayaan shaqaalaha Hay'adda Nile, iyagoo amarkan ku sheegay mid ay ka dalbatay dowladda Turkiga.

Hay’adda NILE - ayaa waxay 

Sarkaal Turki ah ayaa sheegay in dhammaan xarumihii ay ha'yadda Nile kaga sugnayd Muqdisho ay la Wareegtay Safaaradda Turkiga, Waxaana Goobaha ay Safaaraddu la Wareegtay ka mid ah; Isbitaalka DEVA iyo Iskuulo uu ka mid yahay Dugsigii Farmada ee Muqdisho.

Ugu dambeyntii, Hay'adda Nile ayaa Somalia ka Hawl-galaysay Afartii sano ee la soo dhaafay, iyadoo ha'yaddu ay maamulaysay kulleejooyin ay carruurta Soomaaliyeed wax ku bartaan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip