Booliska Somaliland oo xabsiga dhigay rag kufsaday gabdho aan weli gaan gaarin

0
Thursday July 14, 2016 - 12:45:45 in Wararka by
  • Visits: 560
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Somaliland oo xabsiga dhigay rag kufsaday gabdho aan weli gaan gaarin

    Gobolka Saaxil waxaa ka dhacay dhacdo ugub ah, kaddib markii saddex nin ay kufsadeen gabar aan gaarin, iyadoo ciidamada ammaanka Somaliland ay gacanta ku dhigeen raggii ka dambeeyay, kuwaasi oo la filayo in maxkamad la soo taago.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobolka Saaxil waxaa ka dhacay dhacdo ugub ah, kaddib markii saddex nin ay kufsadeen gabar aan gaarin, iyadoo ciidamada ammaanka Somaliland ay gacanta ku dhigeen raggii ka dambeeyay, kuwaasi oo la filayo in maxkamad la soo taago.
Gaashaanle dhexe Mursal Xaaji Ciise oo ah taliyaha ciidanka Booliska gobolka Saaxil ayaa warbaahinta u sheegay in midkood lagu xukumay lix sanadood.

Labada kale ayuu sheegay taliyaha inay yihiin xukun sugayaal, iyadoo dhacdadaan ay noqotay mid ay welwel ka muujiyeen bulshada gobolka ku dhaqan.

Taliska Booliska gobolka Saaxil ayaa baaritaano ku haya labada wiil kale oo lagu eedeeyay inay kufsadeen gabar sideed jir ah, iyadoo arrintaan ay noqotay mid ay dareen ka muujiyeen kufsiga aan loo meel dayin ee lagula kacayo gabdhaha da’doodu yar tahay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip