Wasiir Odowaa oo markii ugu horeysay magacaabay Gole degaan (Akhriso wareegtada)

0
Wednesday July 13, 2016 - 19:21:30 in Wararka by
  • Visits: 496
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Odowaa oo markii ugu horeysay magacaabay Gole degaan (Akhriso wareegtada)

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ee cimrigeeda dhammaaday ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday Gole degaan, kaddib markii Wasiirka Warfaafinta uu soo saaray wareegto ku socota Duqa magaalada Muqdisho iyo Madaxweynaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Federaalka Soomaaliya ee cimrigeeda dhammaaday ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday Gole degaan, kaddib markii Wasiirka Warfaafinta uu soo saaray wareegto ku socota Duqa magaalada Muqdisho iyo Madaxweynaha.
Wasiirka arrimaha gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ahaa isagoo cuksanaya dastuurka KMG ah waxa uu magacaabay Gole degaan Gole degaan oo ka kooban 11-xubnood, isagoona ku wargeliyay duqa magaalada Muqdisho inuu la shaqeeyo guddigaasi.

Dhinaca kale magacaabista Golaha degaanka oo ku beegmay xilli dalka uu ku jiro xaalad kala guur ah ayaan la ogeyn waxa uu guddigaan cusub ku soo kordhinayo maamulka gobolka Banaadir oo mushkiladda ugu weyn ee ka taagan ay tahay arrimaha dhulka, iyadoo dadweynaha ay ka cabanayaan duminta guryahooda ku yaala goobaha ay dowladdu leedahay.

wareegto

XIGASHO:-SOMALIWEYN.COM



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip