Shiicada Caalamka oo Washamsi Isku Qaada (Daawo)

0
Wednesday July 13, 2016 - 19:18:13 in Wararka by
  • Visits: 575
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shiicada Caalamka oo Washamsi Isku Qaada (Daawo)

    Culimada baara taariikhda ayaa qaba in shiicada ay soo ifbaxday kadib markii N.C.S.W uu geeriyooday oo ay qeeb kamid ah asxabta ay ku shireen xaafada reer Banii saacid si loodoorto khaliifkii badalilahaa N.C.S.W oo markaas ayaa asxabtii badankood ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Culimada baara taariikhda ayaa qaba in shiicada ay soo ifbaxday kadib markii N.C.S.W uu geeriyooday oo ay qeeb kamid ah asxabta ay ku shireen xaafada reer Banii saacid si loodoorto khaliifkii badalilahaa N.C.S.W oo markaas ayaa asxabtii badankood ay doorteen Abiibakar siddiiq ,markaas kadib ayaa waxaa soo ifbaxay qolo qabta in imaamnimada loo daayo Cali bini abiidaalib oo dib ula baxday shiica.

Halka qaarkamid ah culimada baara taariikhda ay qabaan inay soo baxday shiicada xilligii Cusmaan bin cafaan oo qas uu ku yimid nidaamkii guud ee muslimiinta oo uu bilaawday kacdoon looga soo horjedo cusman bini cafaan foodadaas ayaa sii socotay illaa laga dilo amiirkii muslimiinta ee xilligaas cusmaan bini cafaan taas oo sababtay in ay qeebsamaan msulimiintii oo ay soo baxeen qolo ladhaho shiicadii cusmaan ama taageerayaalkii cusmaan.

Dhaqan ahaan markii la eego waxbadan ayay ka duwan yihiin dhaqanka Islaamka, waxaana caado u ah in dhiig badan la daadiyo xiliyada munaasabadaha, iyadoo caado dhaqameedkaasi ay sharci uga dhigeen waxa ay ka aaminsan yihiin diinta.

Xiliyada Munaasabadaha ayay saaxiib u noqdaan in mid waliba oo kasoo qeybgala munaasabada uu dhiig daadiyaa amaba uu is calaamadeeya, taasi oo dareen gaar ah ku reebtay Muslimiinta adeecsan diinta suuban.

shiicada_wa_shamsi_1shiicada_wa_shamsi_2shiicada_wa_shamsi_3shiicada_wa_shamsi_4shiicada_wa_shamsi_5shiicada_wa_shamsi_6shiicada_wa_shamsi_7shiicada_wa_shamsi_8shiicada_wa_shamsi_9

XIGASHO:-SOMALIWEYN.COM



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip