Ciyaaryahanad u dhalatay Kenya oo guul u soo hoysay dalka Turkiga

0
Sunday July 10, 2016 - 19:39:59 in Sports News by
  • Visits: 834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaryahanad u dhalatay Kenya oo guul u soo hoysay dalka Turkiga

    Gabar u dhalatay dalka Kenya oo ka tirsan ciyaaryahanada orodada ayaa guul u soo hoysay dalka Turkiga oo ay u ciyaareysay, iyadoo ku guuleysatay orodka dheer ee 5,000m, iyadoo kaalinta koowaad ka gashay tartankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabar u dhalatay dalka Kenya oo ka tirsan ciyaaryahanada orodada ayaa guul u soo hoysay dalka Turkiga oo ay u ciyaareysay, iyadoo ku guuleysatay orodka dheer ee 5,000m, iyadoo kaalinta koowaad ka gashay tartankaasi.
Tartanka Atletica-da gabdhaha Yurub oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb qaadanayay ciyaartoy kale oo ka socda dalalka Yurub qaarkood.

Guushaan dalka Turkiga uu ka soo hooyay ciyaartaasi oo ay u soo hoysay gabadha lagu magacaabo Yasemin Can oo 18-jir ah noqotay mid ay si weyn ugu qiyaaqeen muwaadiniinta u dhalatay dalkaasi.

Halkaan hoose ciyaaraha Yurub Champion ee haweenka iyo kaalimaha kooxaha ay kala galeen:

1. Yasemin Can (Turkey) 15:18.15


2. Meraf Bahta (Sweden) 15:20.54
3. Stephanie Twell (Britain) 15:20.70
4. Susan Kuijken (Netherlands) 15:23.87
5. Laura Whittle (Britain) 15:24.18
6. Eilish McColgan (Britain) 15:28.53
7. Louise Carton (Belgium) 15:42.79
8. Fate Tola (Germany) 15:43.30
9. Kristiina Maeki (Czech Republic)
15:52.90 10. Deirdre Byrne (Ireland) 15:53.67
11. Alexi Pappas (Greece) 15:56.75
. Maren Kock (Germany) DNF
. Maureen Koster (Netherlands) DNS
. Mary Cullen (Ireland) DNS
. Trihas Gebre (Spain) DNS
. Karoline Bjerkeli Grovdal (Norway) DNS.

506

Netherlands' Anouk Vetter makes an attempt in the javelin of the heptathlon during the European Athletics Championships in Amsterdam, the Netherlands, Saturday, July 9, 2016. (AP Photo/Matthias Schrader)

Netherlands’ Anouk Vetter makes an attempt in the javelin of the heptathlon during the European Athletics Championships in Amsterdam, the Netherlands, Saturday, July 9, 2016. (AP Photo/Matthias Schrader)

can-pavey-10000m-amsterdam-1250x750

Turkey's Yasemin Can competes on her way to win the women's 5000m event, at the European Athletics Championships in Amsterdam, the Netherlands, Saturday, July 9, 2016. (AP Photo/Geert Vanden Wijngaert)

Turkey’s Yasemin Can competes on her way to win the women’s 5000m event, at the European Athletics Championships in Amsterdam, the Netherlands, Saturday, July 9, 2016. (AP Photo/Geert Vanden Wijngaert)

Yesmin2



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip