Maxay ka wada hadleen Wafdi ka socda Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ku kulmay Caasimadda dalka Gambia ee Banjul?

0
Sunday May 05, 2024 - 19:24:08 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay ka wada hadleen Wafdi ka socda Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ku kulmay Caasimadda dalka Gambia ee Banjul?

    Ra'iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukumadda Soomaaliya , Saalax Axmed Jaamac oo Safar Shaqo ku jooga dalka Gambia waxa uu Kulan doceed la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Azerbaijan, Jeyhun Bayramov. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukumadda Soomaaliya , Saalax Axmed Jaamac oo Safar Shaqo ku jooga dalka Gambia waxa uu Kulan doceed la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Azerbaijan, Jeyhun Bayramov. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Azerbaijan ayaa lagu sheegay in Kulanka labada dhinac uu galabta ka dhacay Madasha Shirweynaha 15-aad ee Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC uga socda Caasimadda dalka Gambia ee Banjul. Ra'iisal Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya , Saalax Axmed Jaamac iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Azerbaijan, Jeyhun Bayramov waxay ka arrinsadeen Xoojinta Xiriirka labada dal iyo inay Qanacsanaanta Heerka uu haatan marayo Iskaashiga labada Dowladood ee Jadwalka Shaqo ee Ururada Caalamiga, gaar ahaan QM, Ururka dalalka Dhexdhexaadka (The Non-Aligned Movement) iyo Kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ku leeyihiin Caasimadda dalka Gambia ee Banjul.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip