Hawlgal lagu dilay Xubno ka tirsan Alshabaab oo ka dhacay gobolka Baay

0
Sunday May 05, 2024 - 19:22:02 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 97
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hawlgal lagu dilay Xubno ka tirsan Alshabaab oo ka dhacay gobolka Baay

    Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya Ciidanka Degaanka ayaa howgal lagu dilay Xubno ka tirsan Al-shabaab ka sameeyey gobolka Baay. Howlgalka ayaa ka dhacay degaanka Sarman dheere ee gobolka Baay iyadoo Xubnaha Alshabaab la weeraray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya Ciidanka Degaanka ayaa howgal lagu dilay Xubno ka tirsan Al-shabaab ka sameeyey gobolka Baay. Howlgalka ayaa ka dhacay degaanka Sarman dheere ee gobolka Baay iyadoo Xubnaha Alshabaab la weeraray qaar la dilay qaarna nolosha lagu qabtay. Ciidanka xoogga iyo kuw degaanka ayaa weli howlgallo ballaaran oo ka dhan ah Alshabaab kawada qaybo ka mid ah gobollada dalka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip