Maxkamdda Racfaanka gobolka Banaadir oo markale u fadhiisatay dhageysiga Kiiska Ninkii gubay Xaaskiisa

0
Sunday May 05, 2024 - 19:19:39 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamdda Racfaanka gobolka Banaadir oo markale u fadhiisatay dhageysiga Kiiska Ninkii gubay Xaaskiisa

    Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta u fadhiisatay kiiska dacwdadda dilka ah ee loo haysto Sayid Cali Macallin Daa'uud. Eedeysanaha oo ay horay dil ugu soo xukuntay maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Banaadir ayaa loo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta u fadhiisatay kiiska dacwdadda dilka ah ee loo haysto Sayid Cali Macallin Daa'uud. Eedeysanaha oo ay horay dil ugu soo xukuntay maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Banaadir ayaa loo haystaa inuu dilay xaaskiisii Luul Cabdicasiis Maxamed oo uu gubay . Dhageysiga Kiiska Dacwada Eedeysane Sayid Cali ayaa maanta waxaa maxkamadda la horgeeyay marqaatiyiyaal cusub oo ay ku jiraan dadkii ugu horreeyay ee guriga galay markii uu dabku dhacay iyo dhaqaatiirta isbitaallada la geeyay luul kahor inta aysan geeriyooon,si ay u caddeeyaan waxyaabaha ay arkeen. Waxyaabaha kale ee cusub waxaa kamid ah in lasoo bandhigay muuqaalka guriga lagu gubay Luul, Sayid-Cali, isaga ayaa dalbaday maxkamadda Racfaanka, kadib markii uu ku qanci waayey xukunkii dilka ahaa ee maxkamadda gobolka Banaadir ay horrey ugu riday.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip