Maxaa ka soo baxay shirka Wasiirka Maaliyada XFS iyo mas'uuliyiinta Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed?

0
Sunday May 05, 2024 - 19:08:23 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa ka soo baxay shirka Wasiirka Maaliyada XFS iyo mas'uuliyiinta Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed?

    Wasiirka MaaliyaddaXukumadda Federal ka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay masuuliyiinta iyo maamulka Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed. Shirka ayaa diiradda lagu saaray sare u qaadidda dakhliga Dow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka MaaliyaddaXukumadda Federal ka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay masuuliyiinta iyo maamulka Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed. Shirka ayaa diiradda lagu saaray sare u qaadidda dakhliga Dowladda, kobcinta dhaqaalaha iyo wadashaqaynta Dowladda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee canshuur bixiyeyaasha ah. Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirtaa sidii loo kobcinlahaa dhaqaalaha loona abuuri lahaa fursado maalgashi oo gudaha iyo dibadaba ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip