Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha XFS oo Riyadh kaga qeybgalay shirka Beeraha ee wadamadda Carabta

0
Friday May 03, 2024 - 12:32:02 in Wararka by
  • Visits: 115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha XFS oo Riyadh kaga qeybgalay shirka Beeraha ee wadamadda Carabta

    Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha & Waraabka XFS Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed ayaa Magaaladda ee dalka Sacuudi Carabiya ku shirgudoomiyey kulan u qabsoomay wasiirafa Beeraha ee wadamadda Carabta Shirkaan oo ah kii 38-aad ee wadamada Carabt

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha & Waraabka XFS Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed ayaa Magaaladda ee dalka Sacuudi Carabiya ku shirgudoomiyey kulan u qabsoomay wasiirafa Beeraha ee wadamadda Carabta Shirkaan oo ah kii 38-aad ee wadamada Carabta waxaa loogu hadlay hormarinta Beeraha iyo sidii la isaga kaashan lahaa dhibaatooyinka ay wajahayaan beeraleyda dalalkaasi. Shirkan ayaa waxaa wasaradda beeraha soomaaliya ku matalayay Wasiiru-dowlaha iyo sidoo kale xubno khuburo ah oo wasaaradda ka tirsan, waxaana ay kaga hadleen hormaradda beeraha iyo Sidii loo garab istaagi lahaa Beeraleyda Soomaaliyeed. Wasiir Asad ayaa shirka kusoo bandhigay Muhiimadda beeraha ay leeyihiin iyo caqabadaha ay la kulmaan beeraleyda soomaaliyeed ,gaar ahaan Isbaddalka Cimilada, fatahaadaha iyo Anyaxa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip