Wasiirka Shaqada XFS oo ka hadlay arrimmo khuseeyay shaqaalaha Soomaaliyeed

0
Friday May 03, 2024 - 12:20:16 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Shaqada XFS oo ka hadlay arrimmo khuseeyay shaqaalaha Soomaaliyeed

    Wasiirka Shaqada XFS Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim oo maanta ka qeyb galay Barnaamujka kulanka ee toddobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in labadii samo ee u dambeeyay ay dowladdu xoogga saartay Sidii loo sameyn lahaa shaqo abuur ay inta badan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Shaqada XFS Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim oo maanta ka qeyb galay Barnaamujka kulanka ee toddobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in labadii samo ee u dambeeyay ay dowladdu xoogga saartay Sidii loo sameyn lahaa shaqo abuur ay inta badan ka faa'iideysteen dhallinyarada wax baratay ee ku sugan dalka. "Kawarheynta Shaqaalaha Soomaaliyeed dowladda waxay u tahay mid ahmiyad gaar ah u leh,sidaa daraadeed waa muhiim in kor loo qaado aqoonta iyo tababaridda shaqaalaha Soomaaliyeed" ayuu yiri wasiirku. Wasiir Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa xusay in Shaqaalaha Soomaaliyeed ay u baahan yihiin dabasocod joogto ah, tababar joogto ah,ja warqab joogto aj iyo tirokoob joogto ah si looga miro dhaliyo ayuu yiri hadafka ama qorshaha dowladda ee ku aadan xaaladaha shaqaalaha. Wasiirka Shaqada XFS ayaa sheegay in dowladda ay ka go'an tahay ama ay ku dadaali doonto sidii dhallinyarada logu sameyn lahaa fursado shaqo oo kaafiya noloshooda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip