Xubno ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo shir uga qayb galaya dalka Uganda

0
Thursday May 02, 2024 - 12:35:11 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubno ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo shir uga qayb galaya dalka Uganda

    Guddoomiye Ku-Xigeenka Kowaad Ee Golaha Shacabka Baarlamaaka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo wafdi ay hogaaminaysay ayaa Magalada Kampala ee dalka Uganda, kaga qaybgashay Shirweynihii 2aad ee Baarlamaannada Afrika oo ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Ku-Xigeenka Kowaad Ee Golaha Shacabka Baarlamaaka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo wafdi ay hogaaminaysay ayaa Magalada Kampala ee dalka Uganda, kaga qaybgashay Shirweynihii 2aad ee Baarlamaannada Afrika oo ku saabsan qiyamka qoyska iyo dhaqanka. Shirkaan oo socon doona muddada uu socda waxaa looga hadlayaa ,Ilaalinta madax-bannaanida Dalalka Afrikaanka ah,Ilaalinta xuquuqda Afrikaanka ah. Waxaan Sidoo kale la rajaynayaa Hirgalinta madal wada-xaajoodd oo midaysan Baarlamaan-goboleedka Afrika si wax looga qabto caqabadaha, Ka hortagaya gumaysiga dhaqameed ee shuruucda, siyaasadaha iyo barnaamijyada Afrikaanka ah ee waxbarashada, caafimaadka, iyo xuquuqda aadanaha.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip