Madaxweynaha Koonfur galbeed oo la kulmay Safiirka Midowga Afrika ufadhiya Soomaaliya

0
Sunday April 28, 2024 - 11:05:55 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 89
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Koonfur galbeed oo la kulmay Safiirka Midowga Afrika ufadhiya Soomaaliya

    Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey Safiirka Midowga Afrika ufadhiya Soomaaliya Souef Mohamed El-Amine Madaxwey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey Safiirka Midowga Afrika ufadhiya Soomaaliya Souef Mohamed El-Amine Madaxweyne Laftagareen iyo Danjire Souef Mohamed ayaa kulankooda la isaga Xog-waraystay Amniga Guud Deeganada Koonfur Galbeed iyo Howlgalka Ciidanka Nabad ilaalinta ujooga Soomaaliya ee ATMIS. Kulanka waxaa Madaxweynaha ku Wehlinayey Wasiiro, Saraakiisha Hay'addaha Amniga iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Koonfur Galbeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip