Wasiirka arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay ku xigeenka Ergeyga xoghayaha guud ee QM ee Soomaaliya

0
Sunday April 28, 2024 - 11:02:52 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay ku xigeenka Ergeyga xoghayaha guud ee QM ee Soomaaliya

    Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane xildhibaan Ali Yusuf Ali – Xoosh oo uu wehliyo wasiir Kuxigeenka Wasaaradda mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir ayaa maanta xafiiskiis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane xildhibaan Ali Yusuf Ali – Xoosh oo uu wehliyo wasiir Kuxigeenka Wasaaradda mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mudane George Conway Ku xigeenka Ergeyga xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey Soomaaliya ee isku duwidda arrimaha bini'aadantinimada. Arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid ahaa; Arrimaha Banii'aadnimada, horumarinta Dowladaha hoose, Dhab u heshiinta, howlaha Xasillinta iyo arrimo kale. Wasiir Xoosh oo Ergayga kaga warbixiyay dadaaladda dowladda ee Banii'aadnimada ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go'an tahay horumarinta Dowladaha hoose, Dhab u heshiinta iyo Xasillinta deegaannada laga xorreeyay khawaarijta si looga jawaabo arrimaha u baahan gergaarka Banii'aadnimada


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip