Somaliland oo billaawday inay lacago u aruuriso Shacabka Falastiniyiinta ee ka barakacay Colaada Qasa

0
Saturday April 27, 2024 - 12:28:33 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 81
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo billaawday inay lacago u aruuriso Shacabka Falastiniyiinta ee ka barakacay Colaada Qasa

    Maamulka Somaliland ayaa wada dadaalo uu ku doonayo in lacago loogu aruuriyo Shacabka Falastiiniyiinta ah ee ka barakacay colaadka ka taagan Magaalada Qasa, taas oo u dhaxeysa Ciidamada Yahuuda iyo Shacabka falastiiniyiinta ah. Kulan ka dhacay Mag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Somaliland ayaa wada dadaalo uu ku doonayo in lacago loogu aruuriyo Shacabka Falastiiniyiinta ah ee ka barakacay colaadka ka taagan Magaalada Qasa, taas oo u dhaxeysa Ciidamada Yahuuda iyo Shacabka falastiiniyiinta ah. Kulan ka dhacay Magaalada Boorama ayaa lagu billaabay aruurinta qaaraanka loogu talo galay Shacabka Falastiiniyiinta ah, waxaana horkacaya mas'uuliyiin katirsan Xukuumadda Somaliland. Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Somaliland Maxamed Sheekh Aadan Cilmi ayaa sheegay in uu waajib ka saaran yahay sidii loogu gurman lahaa Dadka Reer Falastiin, isla matkaana guud ahaan dadka Somaliland ku nool ay ku ideysan yihiin. Qaar kamid ah Culimada Somaliland oo kulanka ka hadlay ayaa dhankooda waxaa ay sheegeen in ay dadaalayaan ayna diyaar u yihiin inay caawiyaan walaalahooda Reer Falastiin loogana baahan yahay n guud ahaan Shacanka uu u kaco.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip