Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Turkiye

0
Saturday April 27, 2024 - 13:04:13 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 94
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Turkiye

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ku sugan Turkiga ayaa kulan doceed la qaatay dhigiisa dalka Turkiga Mudane Numan Kurtulmuş. Kul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ku sugan Turkiga ayaa kulan doceed la qaatay dhigiisa dalka Turkiga Mudane Numan Kurtulmuş. Kulanka labada Guddoomiye ayaa daba socday Shirka 5-aad ee Madasha Baarlamaanda Qudus oo shalay ka furmay Istanbul, kulanka ayaa diirada lagu saaray Iskaashiga labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Turkiga, sidoo kale waxay xoojiyeen sidii loo bilaabi lahaa wada-shaqeynta guddiyada saaxiibtinimada labada Baarlamaan, waxayna ku dheeraadeen xorriyadda Falastiin iyo sidii xal loogu gaari lahaa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip