Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Tanzania oo ka wada hadlay xoojinta xariirka labada dal

0
Saturday April 27, 2024 - 13:50:52 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Tanzania oo ka wada hadlay xoojinta xariirka labada dal

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Dar es Salaam kulan muhiim ah kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan. Labada Madaxweyne

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Dar es Salaam kulan muhiim ah kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan. Labada Madaxweyne ayaa kulankooda ku falanqeeyay xoojinta xiriirka labada dal ee dhinacyada siyaasadda, amniga, dhaqaalaha, arrimaha bulshada iyo arrimaha gobolka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku guda jira socdaal rasmi ah oo uu ku joogo dalka Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, kadib martiqaad uu ka helay Madaxweyne Samia Suluhu Hassan. Madaxweynaha Tanzania ayaa sidoo kale kulankaasi ku aqbashey martiqaad uu u fidiyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ah inay socdaal ku timaaddo Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip