Wafdi ka socda wasaaradda gaashaandhigga oo Nairobi kula kulmay saraakiil Maraykan ah

0
Wednesday April 24, 2024 - 19:17:48 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi ka socda wasaaradda gaashaandhigga oo Nairobi kula kulmay saraakiil Maraykan ah

    Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xfs Mudane Cabdifitaax Qaasim iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Ibraahim Shiikh Muxudiin ayaa kulan kula qaatay Magaalada Nairobi Ee dalka Kenya Saraakiil sar sare oo ka socday Wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xfs Mudane Cabdifitaax Qaasim iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Ibraahim Shiikh Muxudiin ayaa kulan kula qaatay Magaalada Nairobi Ee dalka Kenya Saraakiil sar sare oo ka socday Wasaaradda Difaaaca Maraykanka, waxaana kulanka Qayb ka ahaa Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Cabdixakiin Maxamed Yuusuf iyo xubna kale. Kulanka ayaana diirada lagu saaray sidii kor loogu qaadi lahaa wadashaqaynta Soomaalia iyo Maraykanka, gaar ahaan dhinaca Amniga iyo sidii Dawlada Maraykanku usii laba jibaari lahayd Tageerada ay siiso Dawlada Soomaalia. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xfs Cabdifitaax Qaasim iyo Taliyaha Ciidanka XDS S/Gaas ibraahim Sheikh Muxudiin iyo masuuliyiinta kale ayaa umahd-celiyay Saraakiisha kasocotay Dowladda Maraykanka.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip