Safiirka Turkiga ee Soomaaliya: Amniga Soomaaliya wuxuu la mid yahay kan Turkiga

0
Wednesday April 24, 2024 - 12:16:26 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Turkiga ee Soomaaliya: Amniga Soomaaliya wuxuu la mid yahay kan Turkiga

    Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Amb; alper aktaş ayaa sheegay in heshiiska ay labada dowladood kala saxiixdeen dhowaan uu caalamka tusay in xiriirka walaaltinimo uu ahaan doono mid waligiis sii jira. Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Amb; alper aktaş ayaa sheegay in heshiiska ay labada dowladood kala saxiixdeen dhowaan uu caalamka tusay in xiriirka walaaltinimo uu ahaan doono mid waligiis sii jira. Safiirka Turkiga ee Soomaaliya "Heshiiska aan la saxiixanay Soomaaliya wuxuu caalamka tusay in xiriirka walaaltinimo uu ahaan doono mid waligiis sii jiri doona". Amb; alper aktaş ayaa sidoo kale sheegay in markabkaan dagaal ee yimid Soomaaliya uu qeyb ka yahay heshiiskii difaaca Badda ee Soomaaliya iyo Turkiga dhowaan wada ay galeen. Wuxuu sheegay Safiirku in aminiga Soomaaliya uu ula mid yahay kan Turkiga, sidaa awgeedna aragtida dhanka xasilloonida labada dal ay u siman yihiin. Mr; alper ayaa intaa ku daray in cilaaqaadka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga mid la mid ah uu caalamka aad u yahay, isagoo xusay in xiriirkaasi qotada dheer lagu gaaray dedaallada ay muujiyeen hoggaanka labada dal.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip