Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay Turkiga

0
Wednesday April 24, 2024 - 10:11:47 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay Turkiga

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga, halkaas oo uu uga qeyb gali doono shir soconaya muddo seddex m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga, halkaas oo uu uga qeyb gali doono shir soconaya muddo seddex maalmood ah. Mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa lagu wadaa in dalka Turkiga uu uga qayb galo shir ay isugu imaanayaan madaxda Baarlamaannada wadamada Islaamka, Isagoo kulammo kala duwan la qaadan doona madaxda baarlamaanka dalkaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip