Madaxweynaha Hirshabeelle oo xarigga ka jaray mashaariic laga hirgeliyay Balcad

0
Tuesday April 23, 2024 - 11:53:39 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hirshabeelle oo xarigga ka jaray mashaariic laga hirgeliyay Balcad

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa maanta gaaray degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe. Madaxweynaha ayaa xarigga ka jaray garoonka kubbadda cagta ee Dr.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa maanta gaaray degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe. Madaxweynaha ayaa xarigga ka jaray garoonka kubbadda cagta ee Dr. Ayuub Jeenyo oo si casri loo dhisay iyo mashaariic kale oo laga hirgaeliyay gudaha degmadaas. Socdaalka madaxweyne Cali Guudlaawe uu ku tagay degmada Balcad waxaa ku wehlinaya Xildhibaan Cusmaan Xaadoolle oo ka tirsan golaha shacabka BFS, xubno katirsan Golaha Wasiirrada, Baarlamaanka Hirshabeelle iyo masuuliyiin kale.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip