Wasiirka Ganacsiga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hay'adda UNDP ee Soomaaliya

0
Sunday April 21, 2024 - 11:34:26 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 69
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Ganacsiga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hay'adda UNDP ee Soomaaliya

    Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hay'adda UNDP ee Soomaaliya Mr. Lionel Laurens oo ay ka wada-hadleen iskaashiga labada dhinac, horumarinta ganacsiyada gaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hay'adda UNDP ee Soomaaliya Mr. Lionel Laurens oo ay ka wada-hadleen iskaashiga labada dhinac, horumarinta ganacsiyada gaarka ah, shaqo abuurka iyo guud ahaan kobaca dhaqaalaha ee wadanka. Kulanka, ayaa lagu falanqeeyey waxyaabaha mudnaanta u leh Wasaaradda gaar ahaan samaynta aaga dhaqaalaha ee wadanka, fududeynta ganacsiga, iyo weli ba horumarinta iyo taageeridda ganacsiyada yar yar iyo kuwa dhaxe si kor looggu qaado shaqo abuurka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip