Taliyaha Ciidanka Booliiska oo sagootiyay sarakiil tababbar aqoon kororsi loogu qaaday dalka dibadiisa

0
Sunday April 21, 2024 - 11:31:20 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 82
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Booliiska oo sagootiyay sarakiil tababbar aqoon kororsi loogu qaaday dalka dibadiisa

    Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta Xaflad Sagootin ah ugu sameeyayay Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed saraakiil iyo kormeerayaal ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed kuwaasi oo dalka di

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta Xaflad Sagootin ah ugu sameeyayay Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed saraakiil iyo kormeerayaal ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed kuwaasi oo dalka dibadiisa u aadaya aqoon kororsi ku aadan sara u qaadida xirfadaha Booliiska, Saraakiishan iyo Kormeerayaashan ayaa u kala baxaya Yurub. Afrika iyo Aasiya waxa ayna ku soo baranayaan xirfadaha kala duwan ee la xiriira Booliiska. S/Guuto Sulub axmed Firin oo lahadalay Saraakiisha iyo kormeerayaashan ayaa kula dar daarmay in ay ka faa'iideystaan xirfadaha wadamada ay u ambabaxayaan sidoo kalana uga faa'iideeyaan xirfadaha ay yaqaanaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip