Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga Qaranka oo kulan la qaadatay Madaxa Bisha Cas Turkiga ee Soomaaliya

0
Sunday April 21, 2024 - 12:16:14 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 77
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga Qaranka oo kulan la qaadatay Madaxa Bisha Cas Turkiga ee Soomaaliya

    Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka,Marwo Safiya Xasan Maxamed ayaa kulan gaar ah la qaadatay Madaxa Bisha Cas Turkiga ee Soomaaliya MD. Şerif Şimşek. Kulankaan ayaa ahaa mid looga hadlayay sidii loo garab istaagi lah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka,Marwo Safiya Xasan Maxamed ayaa kulan gaar ah la qaadatay Madaxa Bisha Cas Turkiga ee Soomaaliya MD. Şerif Şimşek. Kulankaan ayaa ahaa mid looga hadlayay sidii loo garab istaagi lahaa dadaka Barakacyaasha ah Qaxootiga iyo magangalyadoonka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip