Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Seerbiya

0
Sunday April 21, 2024 - 11:14:44 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 74
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Seerbiya

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelinkii dambe xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Seerbiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelinkii dambe xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Seerbiya u qaabilsan Arrimaha Geeska Afrika Mudane Vladimir OrliƩ oo booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashi ee ka dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Seerbiya, wadashqeynta labada Baarlamaan iyo sidii loo dhisi lahaa guddiyada saaxibtinimo ee Baarlamaanada Soomaaliya iyo Serbiya, waxaana uu Ergeyga tilmaamay in Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ay garab taagan yhiin, islamarkaana kaalin ka geeysan doonan horumar kasta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip