Kulan looga hadlaayay ka jawaabidda saamaynta Roobabka oo lagu qabtay Muqadisho

0
Sunday April 21, 2024 - 13:09:22 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 79
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan looga hadlaayay ka jawaabidda saamaynta Roobabka oo lagu qabtay Muqadisho

    Gudoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka Marwo Safiya Xasan Maxamed oo wali wada dadaaladii looga hortagi lahaa saameynta taban ee roobabka xiliga gu'ga ku yeelan karaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda nugul ayaa ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka Marwo Safiya Xasan Maxamed oo wali wada dadaaladii looga hortagi lahaa saameynta taban ee roobabka xiliga gu'ga ku yeelan karaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda nugul ayaa maanta qabatay kulan ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin ka socday Wasaaradaha Dowladda Federaalka ah iyo Hay'adaha Maamul Goboleedyada dalka. Shirkaan oo ujeedkiisu ahaa dardar galinta iyo u diyaar garoowga roobabka gu'ga ayaa waxaa daah furtay gudoomiyaha Hay'adda, iyadoo carabka ku adkeysay muhiimada ay leedahay wada shaqeynta Hay'addaha Dowladda, wadaagista xogaha iyo isku xirka gargaarka. Shirkan waxaa la isku dhaafsaday xogaha casharadii laga bartay xili roobaadyadii hore, khataraha kadhasha roobabka, agabyada loo baahan yahay iyo sidii looga hortagi lahaa. Ugu danbeyn waxaa la isla gartay in lahelo xog hubanti leh oo ay dowladdu leedahay taasoo gundhig u noqota ka jawaabidda saameynta roobabka la filaayo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip