Shir lagu xoojinayo Amniga Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho

0
Saturday April 20, 2024 - 13:09:00 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 66
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir lagu xoojinayo Amniga Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho

    Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa shir Gudoomiyay Shirka Amniga Caasimadda iyo kor u qaadida bilicda caasimadda Muqdisho. Shirka waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Yuu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa shir Gudoomiyay Shirka Amniga Caasimadda iyo kor u qaadida bilicda caasimadda Muqdisho. Shirka waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliyaha Hay'adda NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). Sidoo kale waxaa goobjoog ahaa oo warbixino laga dhageystay Taliyaasha Boliiska iyo Nabad-sugidda Gobolka Banaadir, Gudoomiyeyaasha Dagmooyinka Gobalka Banaadir, Saraakiisha fadhiyada madaxa banaan, Taliyaasha Qeybaha Boliiska iyo Nabad-sugidda iyo Taliyaasha Saldhigyada Gobolka Banaadir. U jeedka Shirka ayaa ahaa daadajinta amniga Caasimadda iyo nawaaxigeeda iyo sidii loo bilaabi lahaa islaxisaabtan dhab ah oo la xiriira amniga guud ee Caasimadda iyo nawaaxigeeda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip