Dad farabadan oo ku geeriyooday Doon ay saarnaayeen oo la qalibantay

0
Saturday April 20, 2024 - 11:57:17 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 61
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad farabadan oo ku geeriyooday Doon ay saarnaayeen oo la qalibantay

    Ugu yaraan 15 qof ayaa la soo weriyey inay ku geeriyoodeen Dooni shalay oo Jimco ahayd ku degtay Webiga Mpoko River oo dhex mara Caasimadda dalka Afrikada Dhexe (The Central African Republic) ee Bangui. Goobjoogayaal la hadlay Wakaallada Wararka S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 15 qof ayaa la soo weriyey inay ku geeriyoodeen Dooni shalay oo Jimco ahayd ku degtay Webiga Mpoko River oo dhex mara Caasimadda dalka Afrikada Dhexe (The Central African Republic) ee Bangui. Goobjoogayaal la hadlay Wakaallada Wararka Shiinaha ee XINHUA ayaa sheegay inay degtay Dooni ay la socdeen in ka badan 300 oo qof, kuwaasi oo ku sii jeeday Aas loo samaynayey Hoggaamiye Beeleed. Dadka ku dhintay Shilkaasi waxaa ka mid ahaa Carruur iyo Haween. Ciiddanka Badda ee dalkaasi ayaa ku hawlan Baadi-goobka dhowr dhibane oo la la' yahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip