XFS oo ku dhawaaqday in Alshabaab bilaha soo socdo laga saarayo degaanada Galmudug

0
Sunday April 14, 2024 - 10:17:20 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XFS oo ku dhawaaqday in Alshabaab bilaha soo socdo laga saarayo degaanada Galmudug

    Wasiirka cusub ee amnida gudaha xukumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa sheegay in ay dardar ku socdaan howlgallada ka dhanka ah Alshabaab ee ka socda dalka, kuwaas oo uu sheegay in guulo la taaban karo laga gaaray. Wasiir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka cusub ee amnida gudaha xukumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa sheegay in ay dardar ku socdaan howlgallada ka dhanka ah Alshabaab ee ka socda dalka, kuwaas oo uu sheegay in guulo la taaban karo laga gaaray. Wasiir Fartaag ayaa Tilmaamay in howlgallada ay ka socda dhammaan maamul gobolleedyada dalka gaar ahaan Galmudug, Hirshabeelle, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed, wuxuuna carabka ku adkeeyay in la wiiqay awooda Alshabaab , billaha soo socdana laga saari doono doono deegaannada fara ku tiriska ah ay kaga harsan yihiin maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka go'an sidii gacanta Dowladda dib loogu soo celin lahaa deegaannada maqan gacabteeda ee Alshabaab ay maamulaan .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip