Ciidanka Israa'iil oo Weerar hor leh ku dilay Dad farabadan oo falastiiniyiin ah

0
Friday April 12, 2024 - 14:06:04 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Israa'iil oo Weerar hor leh ku dilay Dad farabadan oo falastiiniyiin ah

    Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ugu yaraan 63 falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza,isla markaana la dhaawacay 45 kale,kadib kolkii ciidamada Israel ay weerareen halkaasi. Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay in burburinta Kha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ugu yaraan 63 falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza,isla markaana la dhaawacay 45 kale,kadib kolkii ciidamada Israel ay weerareen halkaasi. Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay in burburinta Khan Younis iyo dhaawaca soo gaaray waaxda caafimaadku ay tahay mid aan la qiyaasi karin,ka dib bixitaanka ciidamada Israel. Madaxa USAID Samantha Power ayaa noqotay mas'uulkii ugu horeeyay ee Mareykan ah oo si cad u sheegay in macluul ay ka jirto waqooyiga Gaza, kadib markii la sameeyay qiimeyn ay fulisay Qaramada Midoobay ee lagu eegayo gaajada daran ee deegaanadaasi. Ugu yaraan 33,545 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Gaza,76,094 kalena waxaa lagu dhaawacay weerarrada Israa'iil ee Gaza tan iyo Oktoobar 7.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip