shaqaale Markab iyo Buracd badeed oo hal meel ku tukaday Salaada Ciida

0
Thursday April 11, 2024 - 19:09:41 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    shaqaale Markab iyo Buracd badeed oo hal meel ku tukaday Salaada Ciida

    23 Badmaax oo u dhashay dalka Bangladesh oo ay Burcad-baddeed ku haystaan Xeebaha Soomaaliya ayaa waxay si wadajir ah Salaada Ciiddul-fitriga ugu wada tukadeen Markabka Xamuulka ee MV Abdullah. Badmaaxiinta ayaa la sheegay inay isla tukadeen Burcad-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

23 Badmaax oo u dhashay dalka Bangladesh oo ay Burcad-baddeed ku haystaan Xeebaha Soomaaliya ayaa waxay si wadajir ah Salaada Ciiddul-fitriga ugu wada tukadeen Markabka Xamuulka ee MV Abdullah. Badmaaxiinta ayaa la sheegay inay isla tukadeen Burcad-baddeeda afduubka u haysta, iyadoo ilaalo hubeysan ku gedaamanaayeen. Badmaaxiinta waxaa la sheegay inay la xiriireen Ehelkooda oo ay isla wadaageen Hambalyada Salaanta Ciiddul-Fitriga, iyagoo u diray Sawirada ay iska qaadeen xilligii Salaada Ciidda. Dhanka kale, Warar ka soo baxay Shirkadda SR Shipping Limited ayaa sheegay inay Rajo ka qabaan in bishan gudaheeda la sii dayn doono Badmaaxiinta la socota Markabka MV Abdullah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip