RW Xamse oo ku baaqay in dadku ay is caawiyaan Munaasabada Ciidul Fidriga Awgeed

0
Wednesday April 10, 2024 - 17:15:30 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 74
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW Xamse oo ku baaqay in dadku ay is caawiyaan Munaasabada Ciidul Fidriga Awgeed

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyey dadka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga. Ra'iisul Wasaaraha ayaa ku boorriyay dhammaan shacabka Soomaaliy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyey dadka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga. Ra'iisul Wasaaraha ayaa ku boorriyay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay istaakuleeyaan oo garab istaagaan dadkeenna danyarta ah, si dhammaanteen aynu u dareenno farxadda ciidda, taasoo qeyb ka ah acmaasha wanaagsan ee Alle ina faray. Hase'ahaatee ' Maanta ayaa ah maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip