Dawlada UK oo Soomaaliya ka Cafisay dhammaan lacagihii deymaha ahaa ee ay ku lahayd

0
Wednesday April 10, 2024 - 17:13:09 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada UK oo Soomaaliya ka Cafisay dhammaan lacagihii deymaha ahaa ee ay ku lahayd

    Dowladda UK ayaa Cafisay dhammaan deymihii ay ku laheyd Dowladda Soomaaliya. Talabaadan ayaa ka dambeeysay ka kulan oo ay wadayeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiinta Safaaradda UK ee Muqdisho, Soomaaliya. Wasiirk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda UK ayaa Cafisay dhammaan deymihii ay ku laheyd Dowladda Soomaaliya. Talabaadan ayaa ka dambeeysay ka kulan oo ay wadayeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiinta Safaaradda UK ee Muqdisho, Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Safiir kuxigeenka UK ee Soomaaliya Mudane Sam Thomas, kulanka oo saacado qaatay kadib ayaa Safiir Sam Thomas waxa uu shaaciyay in uu u xaqiijiyay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya in Dowladda UK ay cafisay dhammaan daymihii ay ku leheyd Dowladda Soomaaliya 100%. Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Cige oo war qoraal ah soo saaray ayaa ku tilmaamay tallaabo guul ah oo Soomaaliya u soo hoyatay taas oo daba socota go'aankii ay dhawaan gaareen Wadamada ku bohoobay ururka Naadiga Paris, go'aankaas ayaa dhigayay in Dowladda Soomaaliya ay wadahadalo gaar gaar ah la qaadato dalalka Paris Club, si loo sii dhameystiro cafinta deymaha ay lee yihiin dalalka qaarkood.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip