Ciidanka Booliska degmada Cadaado oo soo qabtay rag Masoomayaal ah

0
Thursday April 04, 2024 - 11:10:47 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliska degmada Cadaado oo soo qabtay rag Masoomayaal ah

    Ciidamada Boliiska Degmada Cadaado rr gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay ku dhawaad 10 ruux oo masoomayaal ah ka dib howlgal ay ka sameeyeen dulleedka Degmada Cadaado . Taliyaha saldhiga booliiska degmada Cadaado labo xidigle Hussein Axmed X

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Boliiska Degmada Cadaado rr gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay ku dhawaad 10 ruux oo masoomayaal ah ka dib howlgal ay ka sameeyeen dulleedka Degmada Cadaado . Taliyaha saldhiga booliiska degmada Cadaado labo xidigle Hussein Axmed Xaashi ayaa sheegay in ragga la soo qabtay ay in mudda ah kudaba jireen isla markaana lagu guuleeystay soo qabashadooda. Waxaa uu tilmaamay in la soo qabtay iyagoo waxyaabaha maanka dooriya ku isticmaalaya deegaanka Bali-higis ee banaanka Cadaado Waxaana la geeyay saldhiga booliska Cadaado kuwaas oo iskugu jiray odayaal iyo dhalinyaro maalin Ramadaan ah oo dadka ay sooman yihiin isticmaalayey maandooriye. Ugu dambeeyntii Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Cadaado ayaa sheegay in Ragga la soo qabtay Talaabo adag laga qaadi doono.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip