Maxay Soomaaliland Ka tiri Meelmarinta dastuurka ?

0
Sunday March 31, 2024 - 17:45:16 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 86
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Soomaaliland Ka tiri Meelmarinta dastuurka ?

    Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliland Cali Xasan Maxamed Cali Mareexaan ayaa sheegay in Soomaaliland anay waligeed qayb ka noqon dastuurka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in dowlada Soomaaliya ay hada ka hor aaminsanayd in Somaliland oo maqan a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliland Cali Xasan Maxamed Cali Mareexaan ayaa sheegay in Soomaaliland anay waligeed qayb ka noqon dastuurka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in dowlada Soomaaliya ay hada ka hor aaminsanayd in Somaliland oo maqan aan dastuur la samayn karin, lakiin ay hada samaysteen dastuur u gaar ah, oo ay soo afjareen doodii hore, waxaana uu sheegay intaasi ay ka dhigantahay in Soomaaliland ay Soomaaliya aqoonsatay Waa sida uu hadalka u yir Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland . Arintan ayaa imaaneysa Xilli,labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya ay shalay u codeeyeen islamarkaana ay ansixiyeen Afarta Cutub ee dastuurka Soomaaliya, kaasi oo madaxweynaha siinaya awoodo dheeraad ah, isla markaana faraya doorasho hal qof iyo hal cod ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip