Maxay Soomaaliya ka tiri xabbad-joojin ka dhaqan gasha Gaza?

0
Wednesday March 27, 2024 - 12:52:48 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Soomaaliya ka tiri xabbad-joojin ka dhaqan gasha Gaza?

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ku baaqaya xabbad-joojin degdeg ah oo ka dhacda Gaza. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibbadda Xukuumadda Soomaaliya, ayaa lag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ku baaqaya xabbad-joojin degdeg ah oo ka dhacda Gaza. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibbadda Xukuumadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in tallaabadani ay tahay mid horey loogu qaaday nabadda iyo xasilloonida gobolka. "Soomaaliya waxay si adag ugu ololaynaysaa in la soo afjaro iskahorimaadka Marinka Gaza, in si nabad ah dadka barakacayaasha ah loogu celiyo guryahoodii, iyo in la xaqiijiyo xal macquul ah oo laba dal ah. Nabad waarta oo gobolka ka dhalata waxaa lagu heli karaa wada hadal dhab ah iyo is ixtiraam," ayaa lagu yiri warka kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya. Wasaaraddu waxay intaas ku dartay in Soomaaliya ay ku boorrisay in dhinacyada ay khuseyso ay ka go'an tahay in la taageero si loo xaqiijiyo in lagu guuleysto qaraarkan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip