Ciidanka Taraafikada oo hawlan gurmadka shil gaari oo Muqdisho ka dhacay

0
Wednesday March 27, 2024 - 18:50:19 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Taraafikada oo hawlan gurmadka shil gaari oo Muqdisho ka dhacay

    Muqdisho (SONNA): Ciidanka ilaalada nabadgalyada Waddooyinka ee Taraafiko ayaa ku howlan gurmadka Shir gaari gabaldhicii Caawa ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka ilaalada waddooyinka Col Muuse Kheyr oo lahadlay Wakaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (SONNA): Ciidanka ilaalada nabadgalyada Waddooyinka ee Taraafiko ayaa ku howlan gurmadka Shir gaari gabaldhicii Caawa ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka ilaalada waddooyinka Col Muuse Kheyr oo lahadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in Kunteener saarnaa gaari Xamuul ah uu ku dul fariistay gaari PL ah . "Darawalka Gaariga oo ka badbaaday shilka wuxuu noo xaqiijiyay in gaariga ay saarnaayeen afar qof dhamaantiidna way dhinteen oo hadda ayaan meydka kasoo saarnay gaariga walina waan xaqiijinaynaa haddii ay jiraan dad kale oo waxyeello kasoo gaartay shilka madaama aan ku howlanahay gurmarka" ayuu yiri taliye Muuse Kheyr


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip