Maleeshiyo Beeleedyo Gubay Degaanka Eji ee gobolka Sh/Dhexe

0
Tuesday March 26, 2024 - 14:20:45 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleeshiyo Beeleedyo Gubay Degaanka Eji ee gobolka Sh/Dhexe

    Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in kooxo Maleeshiyo Beeleed ah ay gubeen Tuulada EJi oo ka kid ah degaanada hoostaga degmada mahdaay ee gobolka shabeelada Dhexe. Wararka ayaa sheegaya in Maleeshiyo Beeleed ka timid degaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in kooxo Maleeshiyo Beeleed ah ay gubeen Tuulada EJi oo ka kid ah degaanada hoostaga degmada mahdaay ee gobolka shabeelada Dhexe. Wararka ayaa sheegaya in Maleeshiyo Beeleed ka timid degaano ka tirsan gobolka Hiiraan Tuuladaasi ay dab qabadsiiyeen dhammaan Guryihii ku yaallay Tuuladaas ay gubteen . Maxamuud Geedi saneey oo ah Gudoomiyaha Tuulada Eji ee la gubay oo u warramay warbaahinta Risaala ayaa sheegay dhammaan Hantidii taalay Tuulada ay gubatay wax ka badbaadina aysan jirin ,iyadoo dadkii deganaa tuuladaas ay u barakeceen degmada Mahdaay ee gobolka shabeelada Dhexe iyo degaannada kale ee gobolkaasi. Hase'ahaatee ' Degaanka Eji ee gobolka shabeelada Dhexe ayaa maal mihii la soo dhaafay waxaa ka taagan xiisad dagaal oo u dhexeysay dadka degan degaankaas iyo maleeshiyo beeleedyo ka yimid dehaano hoostaga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan kaas oo sababay khasaare isgu jira dhimasho iyo dhaawac.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip