Dalka Malawi oo wajahaya Xaalad Masiibo ah

0
Tuesday March 26, 2024 - 14:18:15 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Malawi oo wajahaya Xaalad Masiibo ah

    Sawlada Malawi ayaa ku dhawaaqday xaalad masiibo ah oo ka dhalatay abaar daran oo saameysay inta badan dalkaasi. Ku dhawaaqista ayaa ku soo Aadeysa wax ka yar hal bil ka dib markii dalka ay jaarka yihiin ee Zambia ay ku dhaqaaqday mid la mid ah musi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawlada Malawi ayaa ku dhawaaqday xaalad masiibo ah oo ka dhalatay abaar daran oo saameysay inta badan dalkaasi. Ku dhawaaqista ayaa ku soo Aadeysa wax ka yar hal bil ka dib markii dalka ay jaarka yihiin ee Zambia ay ku dhaqaaqday mid la mid ah musiibadaasi . Madaxweynaha Malawi Lazarus Chakwera ayaa codsaday in ka badan $200m (£158.5m) oo gargaar bini'aadantinimo ah. Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada adduunka ayaa sheegtay in dhowr waddan oo ku yaalla koonfurta Afrika ay qarka u saaran yihiin masiibo gaajo ah, sababo la xiriira saameyn ka dhalatay cimilada El Nino.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip