Dagaal Culus oo ka dhacay Degaanka Daaru nicma ee gobolka Sh/Dhexe

0
Tuesday March 26, 2024 - 14:12:10 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Culus oo ka dhacay Degaanka Daaru nicma ee gobolka Sh/Dhexe

    Warar dheereaad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Degaanka Daaru nimca ee gobolka Shabeelada Dhexe. Dagaalka ayaa bilowday ka dib markii Xubno ka tirsan Alshabaab Aroortii hore ee saakay ay weerar ku qaadeen Fariisin Ci

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheereaad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Degaanka Daaru nimca ee gobolka Shabeelada Dhexe. Dagaalka ayaa bilowday ka dib markii Xubno ka tirsan Alshabaab Aroortii hore ee saakay ay weerar ku qaadeen Fariisin Ciidamada dawlada ay ku leeyihiin Degaankaasi. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyadoo gabi'ahaanba hawada ay ka maqan tahay isgaarsiinta degaankaasi. Si kastaba illaa hadda lama oha khasaare soo kala gaaray dhinacyada ku dagaalamy Degaanka Daaru nicma ee gobolka Shabeelada Dhexe.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip