Maxay ka wada hadleen Ra'iisal Wasaare Xamse iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya ?

0
Tuesday March 26, 2024 - 14:09:28 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay ka wada hadleen Ra'iisal Wasaare Xamse iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya ?

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Feseraalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabbilay Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabbilsan Geeska Afrika, Danjire Xue Bing. Labada mas'uul ayaa waxay ka wada hadleen xooj

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Feseraalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabbilay Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabbilsan Geeska Afrika, Danjire Xue Bing. Labada mas'uul ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo Jireen ka ah ee u dhaxeeya labada dal. Ra'iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyey Dowladda Shiinaha taageerada dhinacyada kala duwan leh ee ay siiso Soomaaliya, isaga oo xusay guulaha waawayn ee ay Soomaaliya xaqiijisay muddaddi la soo dhaafay, haddana loo diyaar garoobayo isbeddel mug leh oo dhinacyada dhaqaalaha iyo bulshadaba wax wayn ka bedeli doona. Ugu dambeeyntiina ayaa sheegay in ay Soomaaliya mar walba garab taagan yihiin, haddana sii xoojin doonaan taageeradooda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip