Howlgallo Culus oo ka bilaaban raba Sh.Hoose iyo Masuuliyiin gaaray furumaha dagaalka

0
Monday March 25, 2024 - 20:14:00 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 146
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgallo Culus oo ka bilaaban raba Sh.Hoose iyo Masuuliyiin gaaray furumaha dagaalka

    Taliyaha Ciidanka dhulka ee XDS Gen Dayax cabdi cabdulle, Taliyaha guutada 14 Oct G/le dhexe Nuur maxamed gaabow (Nuurfarey), iyo madaxa howl gelinta ee CXD g/dhexe Cali Aaden ayaa gaaray deegaanka bariire ee gobalka shabelada hoose. Liiban yuusuf

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka dhulka ee XDS Gen Dayax cabdi cabdulle, Taliyaha guutada 14 Oct G/le dhexe Nuur maxamed gaabow (Nuurfarey), iyo madaxa howl gelinta ee CXD g/dhexe Cali Aaden ayaa gaaray deegaanka bariire ee gobalka shabelada hoose. Liiban yuusuf garre Taliyaha ururka 18 aad guutada 6aad qaybta 60aad ee CXD ayaa deganka bariire ku Soo dhaweeyay saraakiishan oo safar dhulka ah ku maraya qayb ka tirsan maamulka KGS. Masuuliyiinta ayaa boodqay fadhiisimaha kala duwan ee Ciidanka Xogga dalka ay ku leeyihiin deegaanka bariire, waxa ayna saraakiisha iyo Ciidankoda kala hadleen Nooleynta iyo Sara u qaadida dagaalka lagula jiro Alshabaab. Taliyaha oo goob fagaara ah kula hadlay ciidanka ayaa sheeegay in markaan loo baahan yahay in is Bedel wayn Ciidankani ay ka keenaan dagaalka lagula jiro AS. Taliyaha ayaa dhanka kale booqday Ciidanka ATMIS ee fadhigiidu yahay deegaanka bariire, shir saacad qaatay oo halkaas ka dhacayna waxaa lagu gorfeeyay ka qayb noqoshada dagaalka Ciidanka XDS ay ku lajiraan dagaalamaayasha Alshabaab kana socda Shabelada hoose.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip