Xil ka qaadis lagu sameeyay Gudoomiyihii gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle

0
Sunday March 24, 2024 - 17:34:54 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xil ka qaadis lagu sameeyay Gudoomiyihii gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle

    Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa isbeddel ku sameeyay Maamulka gobalka Hiiraan ee Hirshabeelle. Wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa xilkii looga qaaday Gudoomiyihii gobo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa isbeddel ku sameeyay Maamulka gobalka Hiiraan ee Hirshabeelle. Wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa xilkii looga qaaday Gudoomiyihii gobolka Hiiraan, iyadoo isla wareegtada lagu magacaabay gudoomiye cusub. Cadulaahi Axmed Maalin Sufurow oo ahaa Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa xilka laga qaaday waxaana la magacaabay Muuse Salaad Wehliye in uu noqdo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip