Saraakiil booqatay Farumaha dagaalka ee gobolka Shabeelada Hoose

0
Sunday March 24, 2024 - 17:17:50 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil booqatay Farumaha dagaalka ee gobolka Shabeelada Hoose

    Taliyaha ciidanka dhulka ee xogga dalka Jeneraal Dayax cabdi cabdulle iyo taliyaha qaybta guud ee Booliska ka gobalka banaadir macalin mahdi ayaa gaaray deegaanka dhanaane ee gobalka shabelada hoose. Saraakiisha ayaa deegaankas tegay ka dib mar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka dhulka ee xogga dalka Jeneraal Dayax cabdi cabdulle iyo taliyaha qaybta guud ee Booliska ka gobalka banaadir macalin mahdi ayaa gaaray deegaanka dhanaane ee gobalka shabelada hoose. Saraakiisha ayaa deegaankas tegay ka dib markii Alshabaab weerar ay ku qaadeen degaankaasi oo fariisin u ahaa ciidan isugu Jira xasilin Boolis militaaro iyo nabad sugida. Saraakiishaan ayaa tegay goobihii ay weerareen Alshabaab waxa ayna ciidanka iyo saraakiishoda ku amaaneensida ay isaga difaaceen weeradad Alshabaab ay halkaas ku qaadeen . Shalay ayay ahayd markii Alshabaab ay weerareen degaano dhower ah oo ku yaala gobolka shabeelada Hoose islamarkaana dhaca dhacnka xeebta degaanadaasi ayaa kala ah Busleey ii u dhow degaanka Jazeera ee gobolka shabeelada Hoose iyo degaanka Dhanaane halkaas oo ay fariisin ku leeyigiin Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip