Taliyaha CXD oo faahfaahin ka bixiyay howlgallo culus oo ka socda gobollada dalka

0
Tuesday March 19, 2024 - 11:28:27 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha CXD oo faahfaahin ka bixiyay howlgallo culus oo ka socda gobollada dalka

    Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal ; Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo culus oo gobollada dalka ka bilowday. Wuxuu sheegay taliyuhu in ciidamada ay guluf xooggan oo kama dambays ah ay ku qaadeen gobollada Shabeello

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal ; Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo culus oo gobollada dalka ka bilowday. Wuxuu sheegay taliyuhu in ciidamada ay guluf xooggan oo kama dambays ah ay ku qaadeen gobollada Shabeellooyinka iyagoo si saf ballaaran ah u wajahaya deegaannada kooban ee ay ku dhuumaalaystaan cadowga. Taliyaha oo la dardaarmayay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo qayb ka ah howlgalka Shabeellooyinka ayaa sheegay in cadowgu uu ku sugan yahay xilli gabogabo, wuxuuna ugu baaqay in ay haraadigooda xididdada u siibaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip